Sudan oo shaacisay hadal biyo qabow ku shubay xiisadii kala dhexeysay Itoobiya

Suudaan ayaa sheegtay inaysan xiise u qabin dagaal ay la gasho Itoobiya kaddib xiisadda ka dhalatay muranka dhul ku yaalla xudduuda labada dal. Iskudhaca labada waddan ee hadda taagan wuxuu ku saabsan yahay dhulka loo yaqaanno Al-Fashaqa ku fadhida dhul dhan 600 kiilo mitir kaasoo ku fiican dhanka beeraha. Waxaana dhulkan uu gudaha ugu jira … Continue reading Sudan oo shaacisay hadal biyo qabow ku shubay xiisadii kala dhexeysay Itoobiya